Wednesday, January 4, 2023

waa sidee xaalada lasacaanod waa war bixintaana maanta waxa ay ku saabsan tahay

 
magaalada lasacaanod ayaa waxaa wali ka socda mudaharaadyo aan kala joogsi lahayn waxaa lagu soo waramayaa in shacabka lasacaanod ay wajahayaan xaalad noleey oo adag  ka dib markii korontadii iyo biyihii laga kartay  



Mudaharaadku wuxuu madaxa lagalay maalintii 11aad 

Maamulka somaliland wuxuu jaray oo xidhay Korontadii . isgaadhsiintii . Biyihii & waliba isku socodka gaadiidka dadweynaha ,

Waa Xasuuqii oo Cunaqabatayna Loogu Daray


Magaalada markaad dhex joogto Geeswalba waxaad kamaqalaysaa Xabad Goosgoos ah & waliba sawaxanka Dadka mudaharaadka wada ,

Waxay indhahaagu qabanayaan Gaadiidka Dagaalka ee Somaliland oo wadooyinka ku go’an ,


Halganku waa socdaa Shacabka Laascaanoodna waxay habeenkii Seexdaan wadooyinka 


wixii faah faahin ah https://ahmednews52.blogspot.com/?m=1

No comments:

Post a Comment

Note: Only a member of this blog may post a comment.

hello

https://vermilion-tomato-cfb72j.mystrikingly.com/