Saturday, December 31, 2022

dag dag ciyaar yahyka reer jermal ee toni kros ayaa sheegay inuu ka fadhiisan doono ciyaaraha

ahmednews52.blogspor.com ciyaar yahyka reer jermal ee tani kros ayaa ku dhawaaqay in uu ka fariisan doono ciyaaraha xili ciyaareedkan soo aadan 






waxaa lagu soo warama in uu gabi ahaanba ka dhex bixi doono ama ka fariisan doono ciyaaraha heer caalami ee reer yurub 
ninkan oo wakhti dheer kusoo dhex jiray kusoo dhex jiray 
kubada cagta ayaa hada waxaa la filayaa  uu faarujirdoono 
garoomada heerka caalami wadama reer yurub 

ninkan ayaa cushaaqbadan ka samaystay aduun waynha 
ka markii uuu kuulo badan la gaaray naadigiisa real madrid iyo xulkiisa reer germany 

wuxuuna ahaa ciyaar yahy aad loo jecel yahy kubadiisa 
iyo xirfadiisaba 
inkastoo hada soo gaba gabreyay waayhiisa kubada cagta 

madaxwaynihii hore somlia maxamed abdulahi farmaajo oo ka hadlay arinta lasacaanod

 ahmednew52.blogspot.com

halkani waaa deegaan lasacaano

http://

👉👽👦
maxuu ma yiri madax waybihii somalia  
arinta maalmahaan ka taagneyd magaalada laska ee gobolka sool 🤔 






Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ciidanka Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa.

Dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood, reer Sool iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo joojiyo tacaddiyada ka dhanka ah shacabka iyo wax kasta oo caqabad ku noqon kara xasilloonida iyo nabadda deegaanka.

Sidoo kale, waxaan Eebbe caafimaad u weydiinayaa dhammaan dadkii dhaawacyadu ay soo gaareen, aniga oo rajaynaya in waxgaradka iyo haldoorka Soomaaliyeed ay u istaagaan xal u helidda dhibaatada ka taagan gobolka Sool

halkan nagala soco saad u heshid war bixinii ugu danbeeyay 
ee aan soo galino 
website 

ahmednew52.blogspot.com






Friday, December 30, 2022

arin ku saabsan diimada ruushka

 

waxaaan war bxintaan ku eegi doonaa arin ku saabsan ciimada ruushka ee jiifa hore dagaka joog

Ciidamada Ruushka ee looga yeeray inay ka qeybgalaan dagaalka Ukraine waxay fursad u heli doonaan in si bilaash ah ay ku keydsan karaan shahwadooda, sida uu sheegay qareenka ugu sarreeya Ruushka, waxaana shahwada lagu keydin doonaa qaboojiye si mustaqbalka loo hello  caruur badan 😂

barkad geedi muxuu ka yiri arinta lasacaano ka taagan

muxuu ka yiri xilban barkad xaaladada lasacanod halkan ka daawo 

"Xukuumada Mulacyo iyo Qoratooyin Qabatay Ma Qof La Dilay Ayay Qaban Wayday" Xoghaye Ku xigeenka Warfaafinta Xisbiga Waddani Barkhad Geedi.https://fb.watch/hKKnO7rZtU/?mibextid=cr9u03

xaalada kasoo cusboonatay magaalada lasacanod


 Warbixin:-Xaalada Laascaanood oo wali qasan, Muuse Biixi iyo xukuumadiisa oo xasuuq kale ka gaysanaya xarunta gobolka Sool.


Kacdoonka shacab ee Laascaanood ka istaadhmay oo wali sii xoogaysanaya iyo xaalada dhabta ah ee magaaladu ku sugan tahay.


Warbixino kale oo ku saabsan xaalada Laascaanood ayaan idinla wadaagi doonaa


Si aanad u amban la soco bogan

maxaa og tahay waxa ka dhacay lasacanod?






ahmedduraan2.blogspot.com waxaaa lagu soo waramayaaa in magaalada lasacaanod ee gobolka soolka socoto xabadi :


war dag dag ah waxaa magaalada lasacaanod laga sheegayaa war aan fiicnayn  waaana laga dayrinayaa dadka ku wax yeelooby dhac dadii maanta iyo maalmihii lasoo dhaafayba ka dhacaysay magaalada laska  madaxda dalka ayaan arintaas wax xal ah ka keenin wali waana socotaa xabadu 

dad waynaha magaalada ayaa la sheegayaa in ay hubka qaateen ka dib markii ay u dulqaadan waayeen dhibka lagu hayo shacabka magaalada lasacaanodd ee gobolka sool 

dad dhaawac ah ayaa laga soo sheeegayaa iyo waliba dhimasho 

waxaan illahay uga baryaynaa in shacabkaas masaakinta ah illaahay dhibka ka dulqado 


hello

https://vermilion-tomato-cfb72j.mystrikingly.com/