Friday, December 30, 2022

maxaa og tahay waxa ka dhacay lasacanod?






ahmedduraan2.blogspot.com waxaaa lagu soo waramayaaa in magaalada lasacaanod ee gobolka soolka socoto xabadi :


war dag dag ah waxaa magaalada lasacaanod laga sheegayaa war aan fiicnayn  waaana laga dayrinayaa dadka ku wax yeelooby dhac dadii maanta iyo maalmihii lasoo dhaafayba ka dhacaysay magaalada laska  madaxda dalka ayaan arintaas wax xal ah ka keenin wali waana socotaa xabadu 

dad waynaha magaalada ayaa la sheegayaa in ay hubka qaateen ka dib markii ay u dulqaadan waayeen dhibka lagu hayo shacabka magaalada lasacaanodd ee gobolka sool 

dad dhaawac ah ayaa laga soo sheeegayaa iyo waliba dhimasho 

waxaan illahay uga baryaynaa in shacabkaas masaakinta ah illaahay dhibka ka dulqado 


No comments:

Post a Comment

Note: Only a member of this blog may post a comment.

hello

https://vermilion-tomato-cfb72j.mystrikingly.com/