Saturday, December 31, 2022

madaxwaynihii hore somlia maxamed abdulahi farmaajo oo ka hadlay arinta lasacaanod

 ahmednew52.blogspot.com

halkani waaa deegaan lasacaano

http://

👉👽👦
maxuu ma yiri madax waybihii somalia  
arinta maalmahaan ka taagneyd magaalada laska ee gobolka sool 🤔 






Waxaan murugada la qaybsanayaa ehelada iyo qaraabada dadkii birimageydada ahaa ee ciidanka Somaliland ay ku laayeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, anigoo Alle u weydiinaya in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa.

Dadka ku dhaqan magaalada Laascaanood, reer Sool iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed maanta ma xamili karaan colaad iyo dhibaato hor leh, sidaas awgeed waxaan ku baaqayaa in si degdeg ah loo joojiyo tacaddiyada ka dhanka ah shacabka iyo wax kasta oo caqabad ku noqon kara xasilloonida iyo nabadda deegaanka.

Sidoo kale, waxaan Eebbe caafimaad u weydiinayaa dhammaan dadkii dhaawacyadu ay soo gaareen, aniga oo rajaynaya in waxgaradka iyo haldoorka Soomaaliyeed ay u istaagaan xal u helidda dhibaatada ka taagan gobolka Sool

halkan nagala soco saad u heshid war bixinii ugu danbeeyay 
ee aan soo galino 
website 

ahmednew52.blogspot.com






No comments:

Post a Comment

Note: Only a member of this blog may post a comment.

hello

https://vermilion-tomato-cfb72j.mystrikingly.com/